Friday, October 18, 2024

Kulamada wareega 16-aad ee Champions league

Muqdisho (Dawan)- Kulamada wareega 16-ka ee lugta labaad ee Uefa Champions league, ayaa la ciyaari doonaa caawa iyo habeen dambe.

Arsenal oo lugti koowaad la kulantay guul darroo ayaa caawa martigelin doonta kooxda Porto, halka Barcelona ay garoonkeeda kusoo dhaweyn doonto kooxda ka socota Talyaaniga ee Napoli oo kulankoodi koowaad ay isku garab dhaceen.

Dortmund iyo PSV oo lugti kowaad isla dhaafi wayay 1 iyo 1 ayaa habeen dambe is arki doona, halka hogaamiyayaasha horyaalka Talyaaniga ay u safri doonaan caasimadda Spain ee Madrid si ay ula ciyaaraan Atletico Madrid. Inter ayaa (1-0 ) ku badisay lugti kowaad.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here