Monday, September 16, 2024

Adeegyada Meta oo si lama filaan ah hawada uga baxay

Muqdisho (Dawan)- Isticmaalayaasha adeegyada shirkadda Meta ayaa dareemay in ay hawada ka baxeen Facebook, Instagram, Threads, iyo Messenger, inkasta oo aysan weli celladu saameyn ku yeelan WhatsApp.

Dadka isticmaalaha barahaan bulshada ayaa si lama filaan ah u dareemay cellad iyo in ciwaanadoodu ay si kedis ah uga baxaan Facebook-ga iyo Messenger-ka, halka ay awoodi waayeen in ay arkaan qoraallada iy sawirada lasoo dhigo Threads iyo Instagram-ka.

Ilaa iyo hadda lama oga sabbata keentay celladda iyo inta ay qaadan doonto xalkeeda.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here