Thursday, September 19, 2024

Aragtida bulshada ee ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa

Muqdisho (Dawan)- Sidee bushadu u argtaa joogitaanka ciidanka shisheeye ee dalka iyo isbedelka lagu sameeyay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa ansixiyay qorshaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ka dib bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS oo la qorsheynayo in lasoo gabagabeeyo dhamaadka sannadkan.

Howlgalkan cusub oo lagu magacaabo “Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)” ayaa billaaban doona bisha January ee sannadka 2025, waxa uuna beddeli doona howlgalka hadda loo yaqaano ATMIS oo horay u ahaan jiray AMISOM.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here