Qaahira (Dawan)- Maanta waxaa dalka Masar ka billaabatay doorashada madxtinimada oo socon doonta muddo 3 maalin ah. iyada uu Madaxweyne Cabdifataax El-sisi yahay musharraxa la filaayo inuu guul kasoo hooyo tartanka.
Haddii la doorto El-sisi waxa ay u noqon doontaa markiisi seddexaad, isaga oo markii ugu horeysay la doortay sannadkii 2014