Sunday, September 8, 2024

Daawo: USAID oo shaqo abuur u sameyneysa dhallinyarada Jabuuti

Jabuuti (Dawan)- USAID ayaa $16 Million ku maalgelinaysa dhallinyarada Jabuuti, si ay helaan fursado shaqo iyo xirfado kala duwan.

Dowladda Jabuuti waxa ay sheegtay in maalgelintaaan ay wax weyn ka tari doonto dhibaatada shaqa la’aanta ee heysata dhallinyarada Jabuuti.

USAID waxa ay ballan qaaday in ay diyaar u tahay in ay dowladda Jabuuti ka caawiso sidii loo yaren lahaa baahida shaqo la’aan ee heysata dhallinyarada.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here