Friday, October 18, 2024

Daawo: Yaa mas’uul ka ah Dhacdadii Cows-weyne?

Muqdisho (Dawan)- Ra’iisul wasaaraah Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa booqasho gaaban ku tegay taliska ciidamada Xoogga Dalka ee degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ujeedka booqashada waxa uu ahaa in ciidanka laga daweeyo xanuunka dhacdadii Cows-weyne ee gobolka Galgaduud laguna celiyo furimaha dagaalka.

Ciidamadu ma ku qanci doonaan hadalka Ra’iisul wasaaraha mise waxey sugayaan ballan qaadki madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in lala xisaabtami doono mas’uuliyiintii ku tagri falay awoodii la siiyay?

Nala daawo warbixintaan soo koobeysa dareenka ciidamada iyo danta madaxda.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here