Dagaalkan ayaa ah mid ay kuso qaadeen jabhadda hubeysan ee buurta gacan-libaax ciidamada Somalilnd.
Dagaalkan dhexmaray Somaliland iyo jabhadda hubeysan ayaa salka ku haya muddo kororsiga loo sameeyay madaxweynaha Somaliland ayagoo si cad u sheegay ineysan aqbaleyn.
Dagaalkan shalay ka dhacay buurta gacan-libaax ayaa waxaa qasaare kasoo gaaray ciidanka somaliland inta la ogyahay waxey dhimashadu gaareysaa 9 askari halka dhaawacana lagu sheegay 17 askari. sidoo kale dagaalka ayaa ahaa mid gaadmo ahaa oo ciidanku ku soo qaadeen Go’da oo mar dhaw la dajiyay ciidanka Somliland waxa uuna socday muddo saacado ah.