Sunday, November 24, 2024

Dhaqangalka heshiiska dalalka wabiga Nile iyo diidmada Masar iyo Suudaan

Addis Ababa (Dawan)- Heshiiska qaab dhismeedka Iskaashiga dowladaha uu maro wabiga Nile-ka ayaa si rasmi ah u dhaqan galay, maanta oo Axad ah, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, inkastoo Masar iyo Suudaan ay wali diidan yihiin.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here