Hargeysa (Dawan)- Qoraal kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in hawada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya laga celiyay diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines oo ku socotay Magaalada Hargeysa.
Hay’adda ayaa sheegtay in diyaaradda la celiyay aysan fasax u heysanin in ay isticmaasho hawaada Soomaaliya.
Halkaan hoose ka aqriso qoraalka oo dhameystiran.