Soomaaliya oo ergay cusub u magacaawday Ururka Islaamka

Jeddah (Dawan)- Ergayga cusub ee Soomaaliya u magacaawday ururka iskaashiga Islaamka, Cabduqaadir Macallin Nuur ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Xoghayaha guud ee ururka Xuseen Ibraahim Daaha. Cabduqaadir Macallin Nuur ayaa bedeli doona Ergaygi hore ee Soomaaliya u fadhiyay ururka iskaashiga Islaamka, Ibraahim Aadan Muuse oo mudda xileedkiisi dhamaaday. Ergayga cusub iyo Xoghayaha guud ee ururka … Continue reading Soomaaliya oo ergay cusub u magacaawday Ururka Islaamka