Gaarisa (Dawan)- Laamaha aminga iyo bulshada ku nool Magaalada Gaarisa ee Waqooyi-Bari Kenya ayaa kawada hadalay dhibaatada uu maandooriyuhu ku hayo deegaanka iyo dadka.
Kulanka waxaa isagu yimid qeybaha kala duwan ee bulshada sida Culumaa’udiinka, dadka u dooda xuququl insaanka, mas’uulinyiin iyo odayaasha Gaarisa.