Garoonka diyaaradaha ee Axum oo dib u billaabay howlihiisa 3 sano kadib

Addis Ababa (Dawan)- Garoonka diyaaradaha Atse Yohannes IV ee ku yaal magaalada taariikhiga ah ee Axum ee dowlad deegaanka Tigray ayaa dib u billaabay howlihiisa shaqo kadib in ka badan muddo saddex sano ah. Dagaalladii lagu hoobtay ee ka socday labadii sano ee lasoo dhaafay dowlad deegaanka Tigray ayaa sababay in shaqadii garoonka ay joogsato, … Continue reading Garoonka diyaaradaha ee Axum oo dib u billaabay howlihiisa 3 sano kadib