Saturday, November 23, 2024

Go’aanka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran (War-saxaafadeed)

Muqdisho (Dawan)- Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo dib loo billaabay 27kii bishaan October, iyada oo ay Puntland horay u qaadacday halka Jubaland ay ka baxday shirka oo socda.

War-murtiyeedka kasoo baxay shirka, waxaa ugu muhiimsanaa in la hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah, iyada oo doorashada dowladaha hoose la qaban doono bisha June ee sanadka 2025, halka baarlamaanada iyo madaxweynayaashada dowlad goboleedyada la qorsheeyay in la qabto bisha September 2025.

Arrintan ayaa ka dhigan in muddo kordhin loo sameeyay maamulada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Galmudug.

Halkaan ka aqriso War-murtiyeedka oo dhamaystiran

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here