Heshiisyada shidaal qodista ee mugdigu ku jiro!

Muqdisho (Dawan)- Daahfurnaan la’aanta Shidaal-soosaarista Soomaaliya: Meel 30 Kiiloomitir Muqdisho u jirto oo shidaal laga soo saarayo. Nuxurka Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis soo saarid shidaal la gashay Shirkadda Shidaalka ee Al-khaliij ee laga leeyahay dalka Qatar 1-dii bishan September, munaasabad ka dhacday Doha, Qatar. Heshiiskan oo ah nooca “Wadaagga waxsoosaarka” ayaa shirkadda Alkhaliij u ogolaanaya … Continue reading Heshiisyada shidaal qodista ee mugdigu ku jiro!