Saturday, September 7, 2024

Hoggaamiyayaasha horyaalada kubadda cagta ee Yurub

London (Dawan)- Horayaalada kubadda cagata ee qaaradda Yurub ayaa galay labadii bilood ee ugu dambeeyay iyada oo sidii caadaada ahayd horyaalka England uu yahay kan ugu xiisaha badan.

Liverpool, Arsenal iyo Man City ayaa si adag ugu loolamaya Premier League inkasta oo ay Liverpool ku hoggaamineyso laba dhibcood iyada oo ka faa’iideysay garabdhicii Arsenal iyo City ee Axaddii lasoo dhaafay.

Waa kuwaan kooxaha horkacaya 5-ta horyaal ee ugu weyn qaaradda Yurub

grafik; grafikli; infografik

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here