Addis Ababa (Dawan)- Itoobiya ayaa xukun xabsi ah oo kala duwan ku riday 60 xubnood oo lagu eedeeyay inay ka tirsanyihiin ururuka Al-shabaaab.
Xubnahaan ayaa la sheegay inay xadka kasoo tallaabeen laba sano ka hor, iyaga oo doonayay inay howlgal ka fuliyaan dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada amaanka, iyada oo kadib loo gudbiyay maxkamadda dambiayada.
Xubnaha qaarkood waxaa lag xakumay xabsi daa’in