Jabuuti oo Itoobiya siineysa deked si xal looga gaaro xiisadda gobolka

Jabuuti (Dawan)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu Itoobiya ku wareejiyo dedked ay maamlkeeda leedahay 100% si xal looga gaaro muranka badda ee u dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya Wasiirka oo wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay in dekedda Tadjoura oo 100 KM u jirta … Continue reading Jabuuti oo Itoobiya siineysa deked si xal looga gaaro xiisadda gobolka