Saturday, September 7, 2024

Kaalmo Sharci… Oo laga dooday

Wasiirka Caddaaladda iyo dastiirka Xasan Macallin ayaa Goloha Shacabka horgeeyay hindise sharciyeedka “Kaalmo Sharciyeedka Federaalka” oo ah sharci u fufudeynaya dadka saboolka ah in ay dowladda ka helaan kaalmo sharci.

Ujeeddooyinka Hindise sharciyeedkan ayaa lagu soo koobay qodobadan:

  • Kor u qaadista cadaaladda iyo sarreynta sharciga.
  • Dhismaha qaab-hawleed talo-bixin, gargaarid iyo ka-wakiil-noqosho iyadoo dhaqaalaha ay bixinayso dawladda.
  • In dadka saboolka ah helaan fursad cadaaladeed oo loo siman yahay.
  • Xaqiijinta sinnaanta sharciga iyo maxkamadda horteeda.

Xubnaha Golaha Shacabka ayaa su’aalo ka weydiiyay wasiirka hindise sharciyeedka iyo sida uu dhaqangalkiisu noqon doono.

Halkaan kala soo deg Hindise sharciyeedka la soo bandigay.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here