Thursday, September 19, 2024

Kadib xogtii Dawan.. Soomaaliya oo Masar la gashay heshiis difaac ah

Qaahira (Dawan)- Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga Qaahira iyo dhiggiisa Masar, Cabdifataax Al-siisi ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda saxiixa hab-maamuuska iskaashiga difaaca ee labada dal.

Madaxweyne Al-Sisi ayaa caddeeyay markale mowqifka Masar ee taageerada midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya, isaga oo sidoo kale diiday tillaabo kasta oo lagu faragelinayo arrimaha gudaha Soomaaliya

Labada Madaxweyne ayaa soo dhoweeyay qorshaha labada dhinac ee lagu xoojinayo iskaashiga laba geesoodka ah iyo furitaanka safaaradda Masar ee Muqdisho.

Dawan TV ayaa baahiyay laba maalin ka hor xog ku saabsan booqashada Madaxweyne Xasan ee dalka Masar iyo heshisikan maanta lakala saxiixday.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here