Kulmiye iyo Waddani oo ganaax kala kulmay komiishanka doorashooyinka

Hargeysa (Dawan)- Labada Xisbi ee sida wayn ugu loolamaya doorashooyiinka Somaliland ee Kulmiye ( xisbil xaakim) iyo Waddani (Mucaarad) ayaa ganaax lacaageed kala kulmay komiishanka doorashooyinka Labada xisbi midkiiba waxaa dul dhigay ganaax lacageed oo dhan 10 milyan oo lacagta Somaliland ah kadib markii lagu eedeeyay inay ololahooda doorasho billaabiin ka hor xilligii loo asteeyay … Continue reading Kulmiye iyo Waddani oo ganaax kala kulmay komiishanka doorashooyinka