La soco jadwalka ololaha doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Somaliland

Hargeysa (Dawan)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyey jadwalka ololaha doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada , kaas oo bilaabanaya 19-ka October 2024 isla markaana socon doona illaa 10-ka Nofeembar 2024. Jadwalkan ayaa si rasmi ah u qeexaya maalmaha ay xisbiyadu qaban doonaan ololahooda doorashada, waxaana xisbi kasta loo qoondeeyay maalmo gaar ah. Xisbiyaadaan tartamaya ayaa gaaraya ilaa … Continue reading La soco jadwalka ololaha doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Somaliland