Saturday, September 7, 2024

Maamulka Garissa oo ka hadlay labo doon oo ku qallibantay Tana River

Garissa (Dawan)- Maamulka Garissa ayaa ka hadlay labo doon oo xalay ku qallibmatay wabiga Tana River, kadibna ay ka dhalatay khasaaro dhimasho ah.

Ygu yaraan 20 qof oo rakaab ah ayaa ku dhintay, in ka badan 30 kalena waxaa lagu jiraa baddi goobkooda kadib markii doontii ay la socdeen kula qallibantay deegaanka Punda oo ka tirsan degmada Tana River ee u dhow magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here