Madaxweynayaalkii Mareykanka ee la dilay iyo kuwii ka badbaaday

Washington (Dawan)- Dhowr jeer ayaa la  isku dayay in la dilo madaxweynayaalka Mareykanka, iyada oo laga takhalusay 4 ka mid ah, halka kuwa  kale uu soo gaaray dhaawac aan nafta dhaafsiin kadib markii la isku dayay in la dilo. Waxaa jira iyaguna qaar ay CIA-du ka hortagtay lana fashiliyay in la fuliyo dilkooda. Madaxweynayaalkii Mareykanka … Continue reading Madaxweynayaalkii Mareykanka ee la dilay iyo kuwii ka badbaaday