Magacyada hoggaamiyayaasha AS ee lagu soo rogay cunaqabataynta

Muqdisho (Dawan)- Guddiga Qaran Ee Ka-hortaga Lacag Dhaqida iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagaxisada ayaa cunaqabatayn maaliyadeed kusoo rogay 8 ka mid ah Hogaamiyaasha ururka Al-Shabaab, iyada oo ay liiska lasoo saaray ku jiraan labada ku xigeen ee Amiirka Al-Shabaab kuwaas oo kala ah AbuuBakar Cali Aadam (Garweyne) iyo Mahad Cabdiraxmaan Waasme ( Karatay). Garweyne wuxuu kaalin … Continue reading Magacyada hoggaamiyayaasha AS ee lagu soo rogay cunaqabataynta