Malaga yaabaa in uu dib usoo noolaado xiriirkii Soomaaliya iyo Iran?

Muqdisho (Dawan)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Iran, kaddib shilkii diyaaradeed ee galaaftay nolosha Madaxweyne Ibraahim Raisi, Wasiirkii Arrimaha Dibadda, Xuseen Amiir, iyo mas’uuliyin kale oo diyaaradda la saarnaa madaxweynaha. “Dowladda Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dowladda iyo … Continue reading Malaga yaabaa in uu dib usoo noolaado xiriirkii Soomaaliya iyo Iran?