Masar oo kusoo biirtay dalalka loo dhoofiyo xoolaha nool ee Soomaaliya

Qaahira (Dawan)- Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda uu soo gaaray markabkii ugu horeyay ee ka yimaada Soomaaliya kaas oo ay saaranyihiin 1,500 oo neef kuwaas oo la doonayo in qaab ganacsi ah loogu iibiyo suuqyada hilibka ee dalkaas. Mas’uuliyiinta Masar ayaa tillaabadaan ku tilmaamay mid kor u qaadeysa iskaashiga ganacsi ee labada dal … Continue reading Masar oo kusoo biirtay dalalka loo dhoofiyo xoolaha nool ee Soomaaliya