Sunday, September 8, 2024

Masuqmaasuq la sheegay inuu ka jiro deegaanada waqooyi bari ee Kenya

Mandheera (Dawan)- Guddiga caddaalada Kenya ayaa sheegay in wax is daba marin iyo masumaasuq ay ka jiraan gobolka waqooyi bari ee dalkaas.

Arrintaan ayaa lagu ogdaay xog aruurin laga sameeyay deegaanada kala duwan ee gobolka, waxaana ka mid ah goobaha ay wax is daba marintu ka dhacday xarumaha laga qaato aqoonsiga.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here