Garoowe (Dawan)- Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gabagabeeyay wadatashigii u dhexeeyay xildhibaanada ku metela Puntland labada aqal ee Baaralamaanka Federaalka iyo Golaha Wakiilada ee Puntland kaas oo socday 24kii iyo 30kii bishaan October.
Shirka waxaa laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha siyaasadda, Amniga iyo Dhaqaalaha.
Halkaan ka aqriso war-saxaafaadeedka ay sida wadajirka ah usoo saaren