Maxaad kala socotaa hogaamiyaalkii ku dhintay shilalkii diyaaradeed tan iyo 1936?

Muqdisho (Dawan)- Shilkii diyaaradeed ee uu Axaddii ku dhintay madaxweynihii Iran Ibraahim Raisi, waxa ay dunida dib usoo xasuusisay shilal diyaaradeed oo ay hore ugu nafwaayeen qaar ka mid ah hoggaamiyaalkii dunida. Waxaan halkaan idin kula wadaageynaa warbixin dheer oo ay Wakaaladda Wararka Anadolu ka qortay madaxdii ku dhimatay shilalkii diyaaradeed ee dhacay tan iyo … Continue reading Maxaad kala socotaa hogaamiyaalkii ku dhintay shilalkii diyaaradeed tan iyo 1936?