Maxaan ka naqaana Naadiga Paris ee Soomaaliya ka cafiyay deynta?

Muqdisho (Dawan)- Dhawaan dalalka ku bahoobay Naadiga Paris ayaa isku raacay in Soomaaliya laga cafiyo 1.2 bilyan oo dollar oo ah deyntii lagu lahaa, iyadoo la raacayo hannaanka hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bankiga Adduunka si loo dhimo culayska deynta ee saaran dalka Soomaaliya. Deynta lacaga cafiyay Soomaaliya ayaa ka dhigan 99% wadarta guud … Continue reading Maxaan ka naqaana Naadiga Paris ee Soomaaliya ka cafiyay deynta?