Maxaan ka naqaanaa Haniyeh hoggaamiyaha Xamaas ee la dilay?

Tehran (Dawan)-  Ururka Xamaas ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in la dilay madaxii dhanka siyaasadda, ee ururka, Ismaaciil Haniyeh, kadib duqeyn ay Israel la beegsatay guri uu ku sugnaa oo ku yaal caasimadda Iran ee Tehran. Telefishinka qaranka Iran ayaa sidoo kale baahiyay dilka Ismaaciil Haniyeh loogu geystay magaalada Tehran. Warbaahinta Iran oo soo … Continue reading Maxaan ka naqaanaa Haniyeh hoggaamiyaha Xamaas ee la dilay?