Maxaan ka naqaanaa ururka Jaamacadda Carabta ee ay Soomaaliya ka mid tahay ?

Manama (Dawan)- Caasimadda Manama ee dalka Bahrain, waxa ay maanta martigelineysa meertada 33-aad ee shir-madaxeedka ururka Jaamacadda Carabta. Soomaaliya, waxaa ku metelaya, Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo sannadkan buuxiyay booskii madaxweyne Xasan. Shirka Wadatashiga Qaran oo ka socda Muqdisho iyo sannad guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii dib loo doortay madaxweyne Xasan, ayaa lagu … Continue reading Maxaan ka naqaanaa ururka Jaamacadda Carabta ee ay Soomaaliya ka mid tahay ?