Maxaan ka ognahay shirka Qurba-joogta ee ka dhacaya Qatar?

Dooxa (Dawan)- Magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, waxay martigelineysaa 22 ilaa 24 bishan July Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, iyada oo la qorshaynayo inay kasoo qayb galaan Qurba-joogta ku kala nool daafaha dunida, sida Yurub ee Waqooyiga America. Shirka oo hal ku dhig looga dhigay “Jihaynta awoodda Qurba-joogta Soomaaliyeed … Continue reading Maxaan ka ognahay shirka Qurba-joogta ee ka dhacaya Qatar?