Maxad ka ogtahay qaabka cusub ee isku aadka UEFA Champions League?

Muqdisho (Dawan)- Maxad ka ogtahay qaabka cusub ee isku aadka UEFA Champions League loo sameeyey iyo sida wareegga group-yada ay ku imaanayaan kooxaha? Tartanka UEFA Champions League oo 17-ka Sebtember 2024 la bilaabi doono ayaa lagu soo kordhiyay isbeddello muhiim ah oo saameyn ku leh qaab ciyaareedka kooxaha ka qeyb galaya. Tartankan oo ah mid … Continue reading Maxad ka ogtahay qaabka cusub ee isku aadka UEFA Champions League?