Maxay ka dhigan tahay guusha Soomaaliya ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka ?

Muqdisho (Dawan)- Maxay ka dhigan tahay guusha taariikhiga ah ee Soomaaliya ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay?. Waxaa qoray Maxamed Dugoow, Agaasimaha Xiriirka Dadweynaha ee Madaxtooyada Doorashada Soomaaliya loogu doortay xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay ka dhigan tahay guul taariikhi ah oo dhinaca diblomaasiyadda iyo xiriirka caalamiga ah. … Continue reading Maxay ka dhigan tahay guusha Soomaaliya ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka ?