Sunday, November 24, 2024

Mowqifka Xildhibaanada kasoo jeeda Jubaland ee doorashooyinka

Kismaayo (Dawan)- In ka badan 30 xildhibaan oo kasoo jeeda Jubaland kuna sugan hadda Kismaayo ayaa ka hor yimid go’aankii lagu magacaabay Guddiga Kumeel gaar ah ee qaabilsan diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada, Xisbiyadda iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka.

Xildhibaannadu waxay dhinaca kale ayideen go’aankii Jubaland ee ahaa inay qabsato doorashooyinkeeda dadban.

Halkaan ka aqriso war-saxaafadeedka ay soo saareen xildhibaannadaan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here