Muqdisho (Dawan)- War-murtiyeed ay si wada jir ah usoo saareen Madaxweynihii ku meel gaarka ee Soomaaliyaa, Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa eedeyn loogu soo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo xukuumaddiisa.
Qoraalka ay siyaasiyiintaan soo saareen ayaa ka koobnaa afarta qodob ee hoos ku qoran;