Sunday, September 8, 2024

Muqdisho: Muuqaalka goobtii uu xalay ka dhacay qaraxa

Muqdisho (Dawan)- Weerar loo adeegsaday qarax oo khasaare geystay ayaa xalay fiidkii lala beegsaday maqaayad lagu magacaabo Top Coffee oo ku taal degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkaas ku dhintay in ka badan 10 qof, in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Halaan hoose ka daawo muuqaalka guud ee goobtii uu xalay ka dhacay qaraxa

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here