Thursday, September 19, 2024

Muuqaal… Waa sidee jawiga guud ee Suuqa Bakaaraha?

Muqdisho (Dawan)- Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sameeyay shaqo joojin kadib markii ay dowladdu soo rogtay canshuurta iibka ee 5%.

Ganacsatada ayaa hore u sheegtay inay xirnaa doonaan ganacsiyada kala duwan ee gobolka Banaadir inta xal laga helayo

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here