Muxuu yahay qorshaha cusub ee dib u habeynta dhaqaalaha Itoobiya?

Addis Ababa (Dawan)- Dhamaadkii bishii July ee lasoo dhaafay, waxa uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ku dhawaaqay in xukuuaddiisu la timid qorsha cusub oo dib u habeyn loogu sameynayo dhaqaaalaha dalka. Dad badan waxay aaminsanyihiin in qorshuhu uu ka yimid Hay’adaha caalamiga ah ee bixiya daymaha iyo taageerada la siiyo dowladaha la daalla dhacaya … Continue reading Muxuu yahay qorshaha cusub ee dib u habeynta dhaqaalaha Itoobiya?