Saturday, July 27, 2024

NISA oo soo bandhigtay magacyada Horjoogayaal Al-shabaab ah oo la dilay

Muqdisho (Dawan)- Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay dagaalladii ugu dambeeyay ee dhax maray Ciidamada Dowladda iyo kooxda Al-shabaab.

Bayaan kasoo baxay NISA ayaa lagu yiri Sirdoonka Soomaaliya waxa uu si dhaw ula socday dhaq-dhaqaaqyada iyo xogta horjoogeyaasha hadda la dilay iyo kuwa kale ee wali baxsadka ah kuna dhuumaalaysanaya dhulka hawdka ah.”.

Halkaan hoose ha akhriso bayaanka ay soo saartay NISA iyo magacyada horjoogayaalka la dilay.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here