Qarax xooggan oo ka dhacay maagalada Ceel-waaq

Mandheera (Dawan)- Qarax xooggan oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ayaa subaxnimadii maanta ka dhacay magaalada Ceel-waaq ee gobolka Mandheera. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in arkeen maydadka shan qof oo yaal goobta uu qaraxu ka dhacay oo ahayd ka soo horjeedka saldhiga Boliiska ee Ceel-waaq. Boliiska deegaanka oo xaqiijiyay qaraxa, kama bixin faahfaahin … Continue reading Qarax xooggan oo ka dhacay maagalada Ceel-waaq