Sunday, September 8, 2024

Safiirkii Soomaaliya ee Kampala oo laga qaaday xasaanaddi diblomaasiyadeed

Muqdisho (Dawan)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ogeysiisay dhiggeeda  Uganda in xasaanaddii diblomaasiyadeed iyo dhammaan hab-maamuskii laga qaaday Saafiirka Soomaaliya u fadhiya kampala, Cali Maxamed Maxamuud.

Qoraalka Wasaaradda oo ay Warbaahinta Dawan heshay ayaa caddeynaya in Qunsulkii safaaradda, Cabdiladiif  Maxamuud Cali loo igmaday inuu sii ahaado sii haya shaqada safaaradda Soomaalida ee maagalada Kampala.

Lama oga ilaa iyo hadda sababta keentay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay qaadato go’aankaan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here