Sheekh Cusmaan Xiddig: Caalimkii iyo qoraagii aan qalinka dhigin

Muqdisho (Dawan)- Magaalada Muqdisho waxaa lagu aasay maanta Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud Culusoow oo ku magac dheeraa ( Sheekh Cusmaan Xiddig)  Sheekh Cusmaan oo noloshiisa oo dhan ku qaatay u adeegidda diinta islaamka ah iyo faafinta tacliinteeda si waafaqsan habka islaamiga ah iyo caqiidada suuban, ayaa dadka Soomaaliyeed uga tagay dhaxal iyo saamayn … Continue reading Sheekh Cusmaan Xiddig: Caalimkii iyo qoraagii aan qalinka dhigin