Sunday, September 8, 2024

Somaliland oo jawaab ka bixisay eedeyntii Dowladda Federaalka ee duulimaadyada

Hargeysa (Dawan)- Hay’adda Duulista iyo Madaarada ee Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixisay eedeyn ay Dowladda Soomaaliya shalay u jeedisay oo ku saabsaneed in ay carqaladeyn ku sameysay duulimaayada diyaaradaha maaraya hawada Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso Wa-saxaafadeed aya Hay’adda Duulista iyo Madaarada ee Somaliland soo saartay;

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here