Somaliland oo walaac ka muujisay wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

Hargeysa (Dawan)- Somaliland ayaa walaac ka muujisay wadahadallada lagu wado in ay dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ku dhex maraan Turkiga si xal looga gaaro xiisadda ka taagan arrimaha badda. Qoraal kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in Wasiir Ciise Kayd uu la kulmay Qunsulka Turkiga ee Hargeysa si uu ula … Continue reading Somaliland oo walaac ka muujisay wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya