Sunday, September 8, 2024

SONSA oo soo jeedisay in lasii daayo Cali-nuur salaad

Muqdisho (Dawan)- Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa soo jeedisay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sii daayo Agaasimaha Dawan Media Group Cali-Nuur Salaad oo si sharci darro ah loo xiray galabnimadii Isniinta.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here