Soomaaliya: In ka badan 20 mas’uul oo Dooxa ku wajahan (Xog)

Muqdisho (Dawan)- Wafti uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalaya shirka qurba joogta Soomaalida ee 22-ka bisha July ka furmaya magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Waftiga dowladda Soomaaliya ee rasmiga ah ayaa ka kooban 16 mas’uul; wasiirrada waxbarasahda, arrimaha dibadda iyo 13 howl wadeen oo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka tirsan ayaa … Continue reading Soomaaliya: In ka badan 20 mas’uul oo Dooxa ku wajahan (Xog)