Soomaaliya iyo Ethiopia oo wadahadallo ku yeelanaya Turkiga

Ankara (Dawan)- Wadahadallo ku saabsan is afgaradkii badda ee Somaliland iyo Ethiopia ee xiisadda dhaliyay ayaa dalka Turkiga uga furmaya dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia. Kulamada oo ah kuwii ugu horreeyay ee fool ka fool ah ayaa billaabanaya, sida qorshuhu yahay 1-da bisha 7-aad ee soo socota. Dawan TV ayaa ogaaday in dhanka Soomaaliya ay matali … Continue reading Soomaaliya iyo Ethiopia oo wadahadallo ku yeelanaya Turkiga