Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinya iskaashiga labada dal

Nairobi (Dawan)- Maanta oo Isniin ah, waxaa lagu wadaa in magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyo shirka 3-aad ee Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya kaas oo billaawday 3-di bishaan May. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo hoggaaminaaya wafdi ballaaran, ayaa saaka u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida lagu sheegay warbixin … Continue reading Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinya iskaashiga labada dal